Calendar

VIDEO: Maamul Fiican – Good Governance (TALO FIICAN HADII LA QAADANAYO)

mohamed abdiBartamaha — Maxamed Cabdi waa waxgarad Soomaaliyeed oo degan magaalada Washington DC, mar uu ka hadlayay shirkii bulshada rayidka ayuu wuxuu soo jeediyay talooyin fiican oo ku wajahan sida maamul fiican loo samayn karo.

Talooyinka uu soo jeediyay waxaa ka mid ah:
- Dadku inay ogaadaan dowladoodu waxay qabato, ha ahaato dhanka dhaqaalaha ama dhanka siyaasada.
- In dadka laga qeybgalsiiyo dowladda oo ay u arkaan inay ka mid yihiin maamulka.
-  In lacagaha dowladda sida loo isticmaalo laga war qabo oo aan qofwalba uusan iska qoran lacagtuu doono ama uu u isticmaalo siyaabo kale.

Talooyinkan waa kuwo aad u fiican oo laga faaiidaysan karo, qofkii raba inuu dowlad maamulo ama uu xukun ka mid noqdo. Fadlan daawada oo u shida dadka niyada ku haya inay madax noqdaan.

Comments

comments

Category : Civil Society, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: