Calendar

Nomadic Empress & QARAABO (DAAWO 2 gabay)

QARAABO 340Bartamaha — Zakiya Xuseen waxay degan tahay wadanka Ingriiska magaalada London waxayna ka mid tahay dhallinyarada Hanoolaato, laakiin video-gani kuma saabsana hawlaheeda ee waxaan idiin sheegaynaa in Zakiya ay maansada taqaan oo ay ku gabyi karto Soomaali iyo Ingriis… waa karti ay dheer tahay dad fara badan.

Haddaba Bartamaha ayaa u mahadnaqaya dadaalka Zakiya ay ugu jirto horumarka dhallinyarada iyo dalkeedaba, sidaa daraadeed waxaan idiin soo gudbinaynaa video-gan oo mudan daawasho.

Vide0-gan waxaa ku jira laba gabay oo mid Ingriis yahay oo la yiraahdo Nomadic Empress kan kalena ay ku magacowday Qaraabo.

Daawo

Halkan ka daawo waraysiga  Hanoolaato oo ay Zakiya ku jirto

Comments

comments

Category : Civil Society, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: