Calendar

Shirka Bulshada Rayidka Soomaaliyeed – 2 Video

crd 2
Bartamaha (Mombasa) Halkan ka daawo fiidiyowyo kala duwan oo si toos ah la idiinkaga soo tabinayo magaalada Mombasa, Kenya.
Shirka Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee ka dhacaya magaalada Mombasa ee dalka Kenya waxaa isugu yimid aqoonyahano, falanqeeyayaal, abwaano, qorayaal, waxgarad iyo ururada bulshada ee ka dhisan dalka gudihiisa iyo dibadiisa.
Shirku wuxuu ka dhacayaa Hotelka Inter Continental saaran xeebta Mombasa.

Ogeysiis: Barnaamijku wuxuu dib u bilaabanayaa 8:30 Mombasa time maalinta Arbacada ah ,

Halkan riix si aad u daawato iyadoo toos ah.

Halkan guji si aad u aragtid sawirada

_____________________________________

Hoos ka daawo dadkii ka hadlay shirka.


_______

Comments

comments

Category : Civil Society, Latest Somali News, The Story, VIDEOS.
« »

Comment: