Calendar

War Deg Deg ah:-Dagaalo xoogan oo ka qarxay Gudaha Magaalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan.

breaking-news bartamahaBartamaha(Baladweyne):-Dagaal aad u xoogan  ayaa goordhaw ka qarxay inta badan Xaafadaha Magaalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan.

Dagaal aad u xooga ayaa goordhaweyd ka qarxay baladweyn kaasi oo u dhaxeeya xizbul islaam iyo ahlu suna iyadoo madaafiic cul culus laga maqlayo gudaha Xaafadaha Baladweyne.

Xaafadaha Magaalada ayaa rasaasta ay wada gaaraysaa iyadoo Ciidamada labada dhinac ay yihiin kuwa isdhafsanaya hubka culus iyo midka fudud taasi oo xaalada ka dhigtay mid cakiran.

Dad badan ayaa isku dayaya in ay isaga baxaan magaalada si ay uga badbaadaan rasaasta iyo madaafiicdaay isweydaarsanayaanlabada dhinac wallow aan wadooyinka magaalada la isaga gudbi Karin.

Wararka dagaaladaasi hadda socanaya waxaad xilli waliba ka heli kartaa www.Bartamaha.Com Insha Allaah.

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho Somalia.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: