Calendar

War Deg Deg Ah: Qaraxyo Isdaba Joog ah oo Caawa Muqdisho ka dhacay

Qaraxyo is daba joog ah ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho caawa. Ilaa 12 qarax ayaa la sheegayaa inay ka dhaceen magaalada dhexdeeda, Inta badan qaraxyadan ayaa Bartamaha uu xaqiijiyey inay ka dhaceen wadada Maka Al Mukarama.
Sida uu Cabdisalam Caato Twitterkiisa ku qoray:

Weriyaheena Xamar isaguna wuu noo xaqiijiyey isagoo isticmaalaya Twitter-ka:

Wararku waxay sheegayaan in Baabuur xowli ku socda laga tuurayey Bombo Gacmeed, waxaa kaloo la sheegayaa in xabado fara badan laga maqlayey meelaha qaarkood.

Saraakiil aan weydiinay xaalku siduu yahay ayaa sheegaya in Nabadgelyada magaalada ay haatan sugan tahay.

Wixii soo siyaada waan idiin soo sheegaynaa.

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: