Calendar

Wararkii Ciyaaraha Amsterdam Summer Cup 2010 (VIDEO)

holland
Bartamaha (Holland) Ciyaarihii Xiliga Kuleeylaha lagu qaban jiray Wadanka Holland ayaa ka furmay Magaallada Amsterdam,kooxaha kasoo qeyb galay ayaa ahaa 8 kooxaad oo ka wada dhisan Holland,waxaana ciyaarahaasi aheyd sdeax wareeg oo ay kooxaha isku arkayeen,Laakiin waxaa ciyaartii kama danbeysta waxaa isugu soo baxay Labada Kooxood ee kala ah Vlaardigen iyo Hirda.
Warbixinta Ciyaarahaasi iyo qaabka ayu dhacday waxaa inoo soo diray Wariyaheena Holland Abdiweli Ibrahim Garyare oo ka qeybgalay Ciyaarahaasi ka furmay Amsterdam.

Comments

comments

Category : Diaspora, Sports.
« »

Comment: