Calendar

Waraysi Maamulaha Lincoln International – Minnesota (VIDEO)

DSC_0285Soomaalida gobolka Minnesota ayaa guulo waaweyn ka gaaray waxbarashada gobolkaas, hadana waxa muuqata in weli waxbadan ay ka dhiman yihiin. Haddaba su’aashu waxa ay noqotay waa maxay meelaha ugu dhibka badan ee ay Soomaalidu u baahan tahay in ay culeyska saaraan sida: ardayda high schoolka, shaqada guriga iyo ka warqabka ardayga.
Waxa hadaba noo suurta gashay in aanu ka waraysano Maamulaha iskuulka Lincoln International High School, ee ku yaala Minneapolis. Mudane Faysal Guuleed. Wareysigii sida uu u dhacayna waa kan:

Comments

comments

Category : Minnesota, Wararka Maanta.
« »

Comment: