Calendar

Wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland oo ku geeriyoday Garoowe

wasiir horeBartamaha Garowe_ Qoyska wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland Axmed Sheekh jaamac ayaa lagasoo xigtay inuu maanta  ku geeriyoday magaalada Garoowe.

Wararka ayaa sheegaya in marxuumku uu xanuun sanaa inkastoo la xaqiijin karin xanuunka uu u geeriyaday Marxuum Axmed Sheekh Jaamac.

Axmed Sheekh Jaamac ayaa ahaa nin Abwaan ah, isala maarkasna qoraa ah oo lagu yaqiinay inuu ahaa shakhsi hal abuura ah, waxaana uu soo noqday wasiirka warfaafinta dowladi madaxweyne C/raxmaan Faroole.

Alle ha unaxariisto Marxuumka, Samir iyo iimaana alle haka siiyo ehealadii iyo bulshadii uu ka geeriyoday.

Aamiin, Aamiin.

 

 

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: