Calendar

Afar Irdoodka Xamar sida uu yahay Habeenkii (SAWIRO)

Ma xasuusataa Afar Irdoodka oo ay ka buuxaan ummadii Ilaahay oo garbaha laysku hayo. Dadka aan aqoon Afar Irdoodka aan wax yar oo sharaxaad ah idin siinno.

Afar Irdoodku wuxuu ku yaalaa Xamarweyne waana goob ganacsi oo loo soo iibsi tago, waxaana ku yaalay oo uu caan ku ahaa Maymanka  (Dahabka goobta lagu iibiyo) iyo dukaamo ganacsi oo kale. Waxaa Afar Irdoodku uu caan ku ahaa dhaqdhaqaaqa ganacsi ee aan kala joogsiga lahayn, Dadweynaha Magaalada Xamar ayaa u soo iibsi tagi jiray ilaa iyo habeenimadiina waa laga buuxi jiray.

Maanta xasuus kaliya iyo ereyo website lagu qoro ayaan ka haynaa Afar Irdoodka. Bartamaha ayaa idiin soo gudbinaya meeshii sidaas looga buuxi jiray oo habeenkii ay eeyo iyo bisado ka qaraabtaa (Naxdin). Marmarka qaarkood waxaan is dhahaa Ilbaxnimadii iyo Jiritaankeenii in yar ayaan ku aasnay.

Sawirkan ayaa u eg sidii kuwii guryihii qadiimiga ahaa ee Romans-ka iyo Faraaciinta.

Hoos ka fiirso Sawirada.

af1

af2

af3

Comments

comments

Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: