Author Archives: Bashiir

Kabaha Aduunka ugu FOOSHA XUN (VIDEO)

Intii Bini aadadamku ay soo jireen waxay soo  gashteen Kabo noocya badan, kala qurux badan, kala qaalisan laakiin weli maanan arag kabahaan aan idiin hayno maanta kuwo ka FOOLXUN kana qaabdaran. Macnaha laga wado iyo fikirka ka dambeeya ayaa naga … read more »

Posted in VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Nin Faransiis Ah Oo Gacanta Ugu Jira Al-Shabaab oo Codsi U Dirsaday M’weyne Francois Hollande

Nin Faransiis ah oo ka tirsan hey’addaha sirdoonka dalkaas oo lagu heesto Soomaaliya ayaa codsi u diray madaxweynaha Faransiiska, si loo sii daayo. Ninkan oo lagu magacaabo Denis Allex ayaa ugu baaqay madaxweyne Francois Hollande in la xaajoodo kooxda Al-Shabaab … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha maamul goboleed Jubba Raas oo ku baaqay in gargaar lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen

Nairobi,Kenya – Iyadoo ay isa soo tarayaan baaqyada lagu dalbanayo in gargaar loo fidiyo dadka ay abaartu ku dhufatay ayaa madaxweynaha maamul goboleedka Jubba Raas uu ugu baaqay hay’adaha gargaarka inay dadajiyaan kaalmada bini’aadannimo ee ay u fidinayaan dadka tabaalaysan. … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

KULANKII SAFIIRKA SOOMAALIYA U FADHIYA KENYA IYO MADAXWEYNAHA JUBBA RAAS STATE

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Ambassador Mohamed Ali Nuur (Ali Ameeriko) ayaa shalay xafiiskiisa safaaradda ku qaabilay madaxweynaha Jubba raas Eng. Cabdulkadir M. Yuusuf iyo xubno ka tirsan maamulka Jubba raas. Ambassador Cali Ameeriko iyo madaxweynaha waxa ay ka wada … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | 2 Comments