Calendar

KULANKII SAFIIRKA SOOMAALIYA U FADHIYA KENYA IYO MADAXWEYNAHA JUBBA RAAS STATE

President of Jubba Raas State Eng Abdulkadir Mohamud Yuusuf (Burgal) and Ambassador Mohamed Ali Nur (Ali Ameeriko)

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Ambassador Mohamed Ali Nuur (Ali Ameeriko) ayaa shalay xafiiskiisa safaaradda ku qaabilay madaxweynaha Jubba raas Eng. Cabdulkadir M. Yuusuf iyo xubno ka tirsan maamulka Jubba raas.

Ambassador Cali Ameeriko iyo madaxweynaha waxa ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ka mid ahaayeen marxallada uu waddanka marayo iyo sidii loo gargaari lahaa dadka ku tabaalaysan waddanka gudahiisa iyo dibaddiisaba.

Ugu dambayntii waxa ay labada masuul ku balameen kulamo kale si looga arrin sado la iskuna war galiyo hadba xaaladda uu waddanka marayo

Comments

comments

Category : Featured, Latest Somali News, The Story.
« »

Comment: