Calendar

Binti Cumar Gacal oo Cawimaad ka Soo codsatay Somallida

SomBinti Cumar GacalBinti waxay ku dhibantahay Wadankii hoyo gaar ahaan magalada Muqdisho waxaa xabad lagaga dhiftay misgta oo ay hada curyaan ka tahay waxaa ku soo kordhay xanunn kale iyo weliba wax laan waxay cabashan u soo dirtay dhamaan walaalheeda soomaaliya in ay kucaawiyaan muslin nimo wixii awoodi kara waxaad ka helaysaa video gan meesha loogu hagaajinyo wax iyo weliba meeshaan kala xiriir lahayd hadii aad rabto in aa wax u dirto DAAWO

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : First Look, HELP - CAAWI, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: