Calendar

Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo oo qarax lagu weeraray

kenyan_troopsWaxaa ka dhacay magaalada Kismaayo qarax xooggan oo lala beegsaday ciidamo Kenyan ah oo marayay mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda V-afmadow, waxaana lala beegsaday kolonyo ciidamada AMISOM oo halkaasi maraysay.

Daryanka qaraxan ayaa laga maqlayay guud ahaan xaafadaha magaalada Kismaayo, waxaana qaraxa kadib la maqlayay rasaas xooggan oo ay ridayeen ciidamadii qaraxa lala beegsaday.

Inkastoo ay jiraan warar sheegaya in ciidamada Kenya uu khasaare soo gaaray ma cadda inta uu le’egyahay khasaarahaasi.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, First Look, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: