Calendar

Faah-faahin: Qasaarihii ka dhashay Dagalaadii Xalay Mugadisho ka dhacay Oo Sii Kordhaya

SOMALIA-MORTAR ATTACK-CIVILIAN-CASUALTIESMugadishu/Bartamaha: Kadib Dagaalo Xoogan oo Xalay ka dhacay Qeybo ka mid ah Magaalada Mugadisho, iyadoo Dagaaladaani ay dhaxmareen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garab ka helaya Ciidmada AMSIOM oo ku caawinayay Madaafiic ay ku kaalmaynayeen Goobaha dagaalka ka dhacayay iyo Kooxaha diidan Siyaasadda Dowladda Ee Al-Shabaab.

Qasaaraha soo gaaray dhainacayadii dagaaladan ku dhaxmaray Deegaanada Howlwadaag iyo Hodan ayaa sii kordhaya halka intabadaan Qasaaraha ka dhax dhasha Dagaalada ayaa had iyo jeer saameeya Shacabka ku dhaqan goobaha Dagaalada ka dhacayn iyo Goobo ay soo gaareen Hubabkii la isku adeegsaday Dagaaladai XaLay ka dhacay Gobolka Benaadir.

5 Ruux ayaa ku dhimatay tiro intaasi kabadan waa ay ku dhawacmayn Dagalaadii Xalay ka dhacay marka laga soo tago Howlwadaag iyo Hodan iyadoo dagaalka xoogiisa laagg maqlayay Isgoyska  Dabka, Xaafadda Siigaale iyo aga gaarka dalcadda Seydka Hubabka ay Kooxha dagaalamayay isku adeegsadeen Hubab noocyadisia kala duwab oo  laga maqlayay Waqooyiga Magaalaad Mugadisho.

Dadka Dhaawac kasoo gaaray Dagaalada u dhaxeeyay Dowladda iyo Mucaaradka ayaa la geeyay Isbitaalka Madina iyadoo haatan lagu dabiibay halkaasi, dhaawacyada intbadan la geeyo Isbitaalada Mugadisho ayaa intabadan waxba looga qaban karin Dalka taasoo walwal iyo anfarii ku aburtay Shacabka ku sugana Magaalada Mugadisho Ee Gobolka Benaadir.

www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: