Calendar

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Ali Sheekh, oo marti ku ah waddanka Holland Malinta Sabtida ahna Shir kula yelanaya Jaliyada Somaliyeed Magalada Amsterdam

Haddii alle idmo waxaa marti ku ah waddanka Holland Dr. Ali Sheekh,
Dr,Ali Sheikh Guddoomiyaha Jaamacada Muqdisho oo la hadlaya Somalida Norwey.

Dr,Ali Sheikh Guddoomiyaha Jaamacada Muqdisho oo la hadlaya Somalida Norwey.

guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho maalinta Sabtida ee 8da bisha January. Dhamaan dadka danaynaya waxbarashada waddanka Somalia iyo horumarka carruurta Somaliyeed HIRDA waxay kugu casuumaysaa inaad kala soo qayb gasho kulan looga hadli doono waxbarashada Somaliya, kulankaas oo dhextaal uu ka yahay Dr. Ali sheekh uuna ka warami doono caqabadaha haysta waxbarashada waddanka iyo fursadaha laga heli karo dibadda.
Haddaba waxaan jeclaan lahayn inaad kulankaas nagala soo qayb qaadato si Dr. Ali u helo fikradaha dadka qurbada ah ee danaynaya waxbarashada carruurta Somaliyeed.

Halkan Kala Bax  pdf  Fahfahinta  Shirka iyo mesha lagu qabanaayo
http://kismaayo24.com/wp-content/uploads/2011/01/Somali-Academic-and-Diaspora-meeting.pdf

Comments

comments

Category : Diaspora, Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: