Calendar

Kooxda Al-sbabaab oo soo bandhigtay Meedadka Ciidamo ka tirsan AMISOM (Daawo Sawirada).

bandhig-hub4

Bartamaha (Muqdisho):- Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa ay ku soo bandhigeen askar ka tirsanaa ciidamada AMISOM oo ay sheegeen in ay ku dileen dagaaladii shalay ka dhacay Muqdisho iyo hub ay kala wareegeen.

“Sidaad aragtan Saanada Milateri waxay aheyd kuwo isugu jira, rasaas, qoriga RBG, rasaasta BKM, qoriga Ak47, qorigan kale ee aad aragtaan waa qoriga Jabshaha oo waliba nuuc cusub ah, rasaastiisana ay la socoto”ayuu yiri Cali Dheere oo intaa ku daraya in wixii ay ka qabsadeen AMISOM kula dagaalamayaan.

Meydadka oo ay maanta saraakiisha Xarakada AL Shabaab kuso bandhigeen Xerada Maslax ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay aheeyeen labo askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afirka ee AMISOM kuwaasi oo ay sheegeen inay ku dileen dagaalkii shalay ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Sawirada halkan ka daawo.

bandhig-hub6

Sawiro lagu sheegay in laga helay Jeebka Meedadka Ciidanka AMISOM

Sawiro lagu sheegay in laga helay Jeebka Meedadka Ciidanka AMISOM

bandhig-hub2

Comments

comments

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.
Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: