Calendar

Maxamed Cadow “AlJazeera” oo Madaxweynaha Uganda weydiiyay Duqaynta Bakaaraha iyo waxyaabo kale

53ABE6CE1D2CF96F543921_LargeBarnaamijka Talk to Aljazeera oo uu daadihinayo Maxamed Cadow ayaa waraysi ka qaday madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni, Waraysigan oo intiisa hore ka hadlaya siyaasadda madaxweynaha iyo doorashada hadda socota laakiin bartamaha waraysiga ayaa waxaa Maxamed Cadow uu weydiiyay Yoweri Musaveni ciidamadiisa Uganda ee jooga magaalada Xamar.

Suaasha ugu muhiimsan waraysigan ayaa ah marka Cadow uu weydiiyay madaxweyne Musaveni duqaynta Bakaaraha, wadahadalkan ayaa ah mid u baahan inaad waqti siisaan ilaa uu ka dhamaanayo.

Daawo: Qeybta Soomaaliya la weydiinayo waxay bilaabanaysaa 16:47

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: