Calendar

Madaxweenihii ugu horeeyay wadanka aljeeriya oo geeriyooday

Madaxweenihii ugu horeeyayw adanka aljeeriya kadib xornimadii ay faransa kaqaateen “axmed bin bela”ayaa shalay ku geeriyooday da,da 96jir ]

Mid kamid ah eheladiisa ayaa wakaalada wararka aljeeriya usheegay in bi bela uu malinimadii arbacada ku geeriyooday mid kamid ah guriga eheladiisa oo kuyaal caasimada aljeeriya

Bishaan gudaheda ayaa 2mar isbitaalka lageeyay axmed binbela kadib xaalad caafimaad xumo oo lasoo daristay

Taariikhdiisa oo kooban

Wuxuu noqday madaxweenihii ugu horeeyay ee aljeeriya kadib xornimada sanadka markuu ahaa 1962da ilaa 1965ta  waana mid kamid ah aas aasayaashii ururka xoreenta aljeeriya

Axmed bin bela waxa uu kudhashay magaalo lagu magacaabo “wahraan”taaso kutaal dhinaca galbeed ee wadanka aljeeriya wuxuu 8dii maarso 1945 kubiiray jabhada xoreenta aljeeriya

1947dii wuxuu madax kanoqday magaalada mugniya

1950kii waxaa sooxiray ciidamada gumeeysiga faransiiska waxaana lagu xukumay xabsi dhan 8sano mudo yarna kadib wuu kabaxsaday xabsiga wuxuuna ucararay magaalada qaahira

Comments

comments

Category : Featured, Latest Somali News.
« »

Comment: