Calendar

madaxweyne shariif oo socdaal ku tagay jiida hore ee dagaalka iyo qar ka mid ah isbitaalada muqdisho.

madaxweyne shariif oo kormeer ku tagay jiida hore dagaalka iyo qeybo kamid ah xaafadaha magaalada muqdisho sida dagmada yaqshiid waxaana halkaasi ku soo dhaweyay baqolaal dadweyna ah.

gormeerka madaxweynaha waxaa ku wehliyay wasiirka difaaca iyo G banaadir iyo masuulinkale waxaana sidoo kale madaxweynaha wuxuu tagay qar ka mid ah isbitaalada sida isbitaalka martiini iyo qar kale

boobaha uu tagay madaxweynaha waxaa mid ahaa garoonka muqdisho ilaa hotel kaah oo halkiisi ay ku sugayihiin qar ka mid ciidamada qalabka sida iyo kuwa amisom oo is garabsanaayo haba daawo sawirada socdaalka madaxweynaha iyo goobihi uu tagay.

 

 

21

3

4

5

6

7

xafiiska wararka bartamah muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: