Calendar

Madaxweyne Faroole oo dhisay Gole Wasiiro Cusub iyo isku shaandhayn lagu sameeyay Wasiiradii hore(Akhriso Wareegtada iyo Magacyada).

calankacusubBartamaha(Garoowe):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Caawa soo saaray Wareegto uu ku cadaynayo Wasiirada Puntland oo isku shaandhayn lagu sameeyay iyo qaar hawada laga saaray oo aan jago ka helin Dowlada.

Heer Madaxweyne Lr 19 01/03/2010 kuna sabsan Isku shandaynta Golaha Xukuumadda Puntland

Marku arkay Dastuurka Dowladda Puntland

Marku la tashaday Madaxweyne Kuxigeenka Puntland

Marku garwaaqsaday Baahida loo qabo Isbedel lagu sameeyo Xukuumadda Dowladda Puntland.

Waxaa uu xeeriyey magacaabida iyo isku shandaynta Golaha wasiiradda Puntland;

1.Jenraal Yuusuf Axmed Kheyr Wasiirka Amniga iyo DDR-ta

2.Cali Yuusuf Cali Xoosh Wasiir Kuxigeenka Amniga iyo DDR-ta

3.Dr.Dauud Maxamed Cumar Wasiirka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga

4.Prof;C/qaadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga

5.Injineer C/risaaq Yuusuf Cilmi Wasiir Kuxigeenka Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga

6.Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekaddaha iyo gaadiidka Badda

7.Xassan Faarax Jaamac Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

8.Cabdi Maxamuud Maxamed Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha

9.Dr.Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Caafimaadka

10.Cabdi Khaaliif Xaaji Xassan Aw-Axmed Wasiirka Cadaaladda iyo dhaqan celinta

11.Cabdi Yaasin Xirsi Wasiir Kuxigeenka arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose

12.C/risaaq Maxamed Ismaacil Wasiir Kuxigeenka labaad ee arimaha gudaha iyo Dowladdaha Hoose

13.C/shakuur Mire Aadan Wasiir Kuxigeenka howlaha guud iyo gaadiidka

14.C/qaadir Muuse Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda

15.Maxamed C/laahi Saalax Deer Wasiir Kuxigeenka Kallumaysiga labaad

16.Saynab Ugaas Yaasiin Wasiir Kuxigeenka arimaha Haweenka iyo Qoyska

17.Cali Axmed Gamuute Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada

18.C/qani Salaad Yuusuf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta

19.Maxamuud Maxamed Sheikh Ibraahim Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka 

Xubnaha xilka baneeyey:-

C/laahi Siciid Samatar

C/risaaq Yaasiin Cabdulle

C/laahi Cali Xirsi

Faarax Aadan Dhalac

C/risaaq Xuseen Gacayte

C/kariim Saalax Cali

Bashiir Cali Biixi

Xaliimo Maxamuud Maxamed

Heerkaan ayaa waxaa ku saxiixan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole.

Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.

Comments

comments

Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: