Calendar

Muuqaalka Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Liverpool v Aston Villa

Kulan Xamaasada Badan eeu dhaxeeya labadaan koox ee Liverpool iyo Aston Villa  ayaa hadaanu ku horeyno Ciyaartooda ukala safan doonto waxa ay kala yihiin sidatan:

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

LIVERPOOL
Liverpool
Reina
Johnson, Skrtel, Agger, Downing
Sterling, Shelvey, Lucas, Suso
Gerrard
Suarez
ASTON VILLA
Aston Villa
Guzan
Lowton, Baker, Lichaj, Clark
Agbonlahor, Bannan, Westwood, Herd
Holman
Benteke

Kulankan waa kulan adag una dhaxeeya : Liverpool v Aston Villa

Waxa uu ka dhici doonnaa Garoonka: Anfield

Garsoore: Neil Swarbrick  ayaan dhex-dhaxaadi doonno

WaqtigaMarka uu yahay : 6:00 p.m xilliga Soomaaliya

Liverpool ayaa dib u soo dhaweyn doonta gooldhaliyahooda Luis Suarez kaasoo gaanax ku seegay kulankii ay ka badiyeen West Ham.

Si kastaba, daafaca bidix Jose Enrique ayaa laga yaabaa inuu seego kulankaan ka dib markii dhaawac uu ka soo gaaray kulankaas.

Weeraryahanka Aston Villa Darren Bent ayaa seegi doona kulankaan dhaawac awgiis, halka Ron Vlaar uu weli isna dhaawac la maqan yahay.

Gabby Agbonlahor ayaa taam ahaanshihiisa uu shaki ku jiraa, laakiin daafaca bidix Enda Stevens iyo Joe Bennet ayaa diyaar noqon kara ka dib dhaawac.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ].
« »

Comment: