Calendar

Ninkan Quruxdiisa ayaa Sucuudiga looga Masaafuriyey

Sida lasoo weriyey Cumar Burkan Al Gala ayaa todobaadkii tagay laga soo Masaafuriyey dalka Sucuudiga, sababtuna waxay ahayd dowladda Sucuudiga ayaa Cumar ka ilaalin weydey Dumarka reer Sucuudi.

Ninkan aadka looga baqay ayaa isaga iyo saddex nin oo reer Imaaraadka Carabta ah laga kaxeeyey goob ay ka dhacaysay Mehrajaan Dhaqameed Sucuudiga ka dhaca sanad walba, dababadeedna waxaa loo masaafuriyey dalkay ka yimaadeen.

Al Gala waa Sawirqaade, Jilaa iyo Gabyaa degan Dubai.

Haddaba maxay idinla tahay Cumar Al Gala ma yahay nin Khatar ah oo aan agtiisa Hablaha lagu aamini karin?.

 

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: