Calendar

War Dadoow Ciyaalka Dilkooda iska jira (Daawo Sawirro &Muuqaal Xoogbadan)

**Muuqaalka Hoos ka Daawo.

Garaacitaanka Carruurta ayaa ah wax aan laga ciyaarin, Waa fal aad u xun sababana dhibaatooyin farabadan oo lasoo gudboonaada cunuga/ta la garaaco mar walba.

Falkan aadka u xun ayaa inta badan saamayn weyn ku yeesha carruurta, waxaana laga yaabaa in markay weynaadaan ay noqdaan sidii aabahood ama hooyadood, waana arrin keeni karta dhibaatooyin waaweyn oo dhanka maskaxda aman dabeecadda qofka ku dhaca.

Sawiradan ayaa waxaa laga sameeyey dalka ddd si dadka loo tuso saamaynta ay keeni karto. Sawiradan ayaa ku guuleystay Abaalgudka Gold Lion ee tartanka xayeysiimaha ee ka dhaca Cannes, Farance.

Wiil Waa Aabihiis?

 

Sawirkan ayaa ku tusaya Fara-Xumaynta Carruurta.

 Dhibta Ciyaalka lagu sameeyo waa loo wada siman yahay.

Daawo Muuqaaladan Xoogga badan.

 

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: