Calendar

Qarax ka dhacay Kismaayo oo dad rayid ah ku waxyoolleebeen

kismaayoLaba qof oo rayid ah ayaa dhaawacantay kadib markii qarax gudaha magaalada Kismaayo lagula beegsaday gaari nooca raaxada oo ay wateen dad rayid ah.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay xaafadda Farjanno, gaar ahaan agagaarka warshadii hore ee Hargaha, waxaana lala beegsaday gaari nooca raaxada oo uu lahaa mid ka mid ah ganacsatada magaalada Kismaayo.

Labo qof oo weerarka ku dhaawactay ayaa loola cararay isbitaalka iyo mid kamid ah uu ahaa wadihii gaariga qaraxu la kacay.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: