Calendar

Siilaanyo oo Saacadaha soo socda ku fariisanaya Kursigii Riyaale.

siBartamaha (Hargaysa):-Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland ayaa  saacadaha soo aadan si rasmi ah ula wareegaya Xilka madaxweynanimada Maamulkaasi.

Magaalada Hargaysa ayaa waxaa maanta ka socanaya qabanqaabada Munaasabada uu xilka kula wareegayo Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo kaasi oo bilowgii bishan si rasmi ah loo doortay.

Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa Kursiga kala wareegaya Daahir Riyaale Kaahin oo muddo ahaa madaxweynaha Maamulka la magac baxay Somaliland markii doorasho cabsi laga qabay ay ka dhacday Deegaanada maamulkaasi ka taliyo.

Hargaysa ayaa waxaa maanta ka socanaya abaabulka xil wareejinta waxaana halkaasi ku sugan Qaar ka mida Dowladaha saacida Maamulkaasi ee la dhacsan shaqada ay wadaan iyo Hurmarka ay gaarayaan.

Illaa xiligan waxaa Hargaysa gaaray oio goob joog ka ahaanaya Munaasabada maanta dhacaysa Wasiirka warfaafinta dowlada Jabuuti Cali Cabdi Farah iyo gudoomiye xigeenka Baarlamanka Jabuuti.

Munaasabadaasi ayaa waxaa lagu wadaa in xilalka ay ku kala wareegaan labada masuul ee gashay tartanka culus iyadoo Xizbiyada ay wada aqbaleen Natiijada Doorashada Madaxweyne Siilaa

Sida ay Munaabada u dhacdo www.Bartamaha.Com ayaad ka heli kartaa Insha allaah.

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Geeska Afrika.

Kala xiriir:-

.

.

Comments

comments

Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: