Calendar

“Sir Xasaasi ah” Sidee ku ogaan laheyd hadii gacalisadaada ay rag kale kula shukaansato(Warbixin Sir ah)

Hadaba Webka Bartamaha oo aad ugu barateen in uu idiin soo gudbiyo wax walbo oo ku saabsan arimaha Bulshada Jeclelna in uu dhalinta iyo Bulshada qeebaheeda kala duwan ka haqabtiro waxa dunida ka jiro maanta waxa uu idiin hayaa warbixin sir ah aadna muhiim ugu ah ragga inta badan ku mashquula in gacalisadiisa ay qofkale shukaan sato ayaan waxaan jeclaaday in aan wax idiikaga ifiyo Sirtaan muhiimka ah.

Lamaanayaal fara Badan ayeey Caqabadi ka heysataa Sidii ay ku Ogaan lahaayen in Lamaantooda ay qalbiga ku Kaliyeysay iyo in ay u dhigeyso dabina jaceyl, oo Haadaan Lagaga ridiyo, iyada oo marka uu qofkaasi lajooga ay u muujineyso in nafteeda uu leeyahay kaligiis, qalbigana ay u hibeysay xili hor.

Hayeeshee Baaritaano ay sameeyeen quboro ku taqasusay Arimaha qoyska ayaa Waxa ay sheegayaan in in ay yar yihiin Lamaanayaasha sida daacadda ah qalbigooda isu amaahiyo, iyaga oo aan sameyneyn saaxibo fara badan oo lakala qarinaya, kuwaaso midba Habeen La qaabiliyo.

waa ay dhacdaa inta badan kala qarinta nuucan ah, balse Ragga Caqliga iyo garaadka u saaxibka ah waa ay ka dabaashaan Markii ay Lakulmaan Marxaladahan oo kale, iyaga oo isticmaalaya qidado ama taatiik aan la fahmi karayn.

Hadaba hadii aad rabto inaad ogaato ama uuba dhib kaa heystay , Sida ugu Fudud ee aad ku ogaan karto hadii lamaantaada qof kale kula shukaansato,

fadlan adoon stress qaadin wax is waali taan ahna aan sameynin isku day inaad xiriiirka guriga aad wax ka shukaansaneysid aad wanaajiso qaasatan caruurta kayar 10 jirka ee gabadha aad shukaansaneyso la dhalatay ka dhigo saaxibada kugu dhow ee guriga , una keen waxyaabaha ay caruurta jecel yihiin sida nac naca buskutka iyo ash-yaada caruurta ku ciyaaraan.

Waxaa hubanti ah in hadii aad intaas u samayso caruurta ay iyana marka ay albaabka guriga kaaga hor yimaadan kuu sheegayaan hadii gabadha wax shukaansato iyo hadii kale, sida horey u dhacdayba, sababtoo ah caruurta waa sabi aan waxba kala ogeyn, ee aqyaarey caruurta fiira
gaar ah haloo yeesho.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Madadaalo | Entertainment.
« »

Comment: