Calendar

Wasiirka War-faafinta oo Dib ugu soolaabtay Muqdisho (Dhageeso hadalka uu ka jeediyay Air-porka)

Wasiirka wasaarada warfaafinta ee dowladda ayaa maanta waxa uu kasoo dagay garoonka Muqdisho asagoo maalmihii ugu danbeeyay dadlka dibadiisa safar ugu maqnaa.

wasiirka War-faafinta C/llahi Ciilmooge ayaa marka uukasoo dagay garoonka ayuu waxa uu ka warbixiyay Safarkiisa iyo waxyaabaha uqabsamay asagoona sheegay uu shaqeenayo in Radiyha Dowlada Kismaayo iyo Bay laga furayo.

Sidoo kale wasiirka ayaa beeniyay in madaxweynaha ka soo horjeedo maamul usameenta gobolada Jubooyinka.

 

By: Staf (C/llahi dayax)

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: