Calendar

Alshabaab oo xalay weerar mar kale ku qaaday magaalada Baydhabo

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of MogadishuUrurka Alshabaab ayaa weerar ku qaaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay habaynkii labaad iyadoo la beegsaday fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada dawlada federaalka ah ee Soomaaliya.

Dagaalka ayaa dadweynaha Baydhabo ay sheegeen inuu socday muddo saacad ah oo ay labada dhinac is waydaarsadeen hubka dhexe iyo midka fudud.

Ciidamada AMISOM ayaa weerar kan lamid ah lagu qaaday habayn ka hor kaasoo aan la ogayn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay.

Kooxda Alshabaab ayaa horay u sheegtay inay labo jibbaarayso weerarada ay ku qaadayso ciidanka dawlada Soomaaliyo iyo kuwa AMISOM ee magaaladaasi kala wareegay ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee horay ugu sugnaa.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: