Calendar

Askari lagu dilay isgooska siinaay ee magaalada muqdisho

Askarigaaan ayaa waxa uu ahaa kuwa loo yaqaano Nabad sugida kuna libisnaa tuulaha lagu yaqaano ciidanka nabad sugida ayaa waxaa lagu dilay isgooska siinaay ee magaalada muqdisho xilli uu taagnaa mee u dhaw maqaahi halkaa ku taalo.

Askariga aya waxaa lala beegsaday dhowr xabadoon oo looga dhiftay madaxa iyo agagaarka wadnaha ayadoona ay dileen kooxo ku hubeysay buskoolado oo aan lagaraneenin cida ay ka tirsan yihiin.

Magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya ayaa isbuucyadii ugu danbeeyay waxaa kusoo badanaye dilalka nuucaan oo kalaa ayadoona kooxihii dilkaasi geystay ay ka baxdeen koobtii ay ku dileen askariga.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: