Calendar

Fadlan Caawi Dhismaha wadada Cusbitaalka Laascaanood

pic20Ku: Dhamaan ummada jecel inay qabtaan wax-qabadka daryeelka dalkeenii hooyo.

Ka: Guddiga Abaabulka Barnaamijka Dhismaha Wadada (Las-Anod Hospital)

Walalayaal marka hore waxan idinku salamayna salaanta islaamka ee Alaalam Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu.

Bacda salaam, walaalayal waxaan mudo kujirnay,meelo badana aanu fundraise ama mucaawimo uga samaynay abaabulka dhismaha wadada amase Jidka wayn ee  Hospitalka magaalada Laascaanood, ee Gobolka Sool. Kaasoo aanu jecelahay inaad naga caawisaan wixii karaankiina ah amase aad noo awoodi kartaan. Hospitalkaas oo ay hadda socoto hawshiisii , haddii allah iidmona aanu jecelahay inaanu ku guulaysano wax qabadkaas isaga ah.       Insha Allahu Waxaanu idinka rajaynaynaa inaad nagu taageeri doontaan arintaas.

Wabilaahi Towfiiq

Wixii faahfaahin dheerad ah lasoo xirira

Faysal Abdi (317)640-9325

Mursal bidhiye ( 612) 245-8520

Abdi-gani 614-5566709

Zakariye hashi 404-433-7709

pic21pic29pic9pic99

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : First Look, HELP - CAAWI, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: