Calendar

VIDEO: Qodobada Heshiiska Puntland Iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

Screen shot 2014-10-14 at 7.43.48 PMGarowe (BARTAMAHA) Shirkii Wada Xaajoodka Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya uga socday ayaa soo gabagaboobay.

Qodobada ka soo baxay shirka ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed .

Daawo Muuqaalka Qodobada Shirka kasoo baxay:

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: