Calendar

Lugo saarasha miiska ee Obama: Jees-jees mise dabeecad [SAWIRO]

Madaxweynaha dalka Mareykan-ka Barack Xuseen Obama ayaa caado ka dhigtey in marka uu la hadlayo xubnaha ka tirsan xafiiskiisa iyo xataa madaxweyne ku-xigeenkiisa Joe Biden inuu lugaha saarto miiskaa.

Sawiro badan oo ay qaadeen sawir-qaadayaasha Aqalka cad [White House] ayaa muujinaya Obama oo la sheekaysanaya shaqalihiisa iyo madaxda kale ee Mareykan-ka oo lugaha ay u saaran yihiin Miiska.

Su’aal ayaa hada waxa ay ka jirtaa iney ka thay Jees-jees uu ku sameynayo dadka la joogo maadama uuu yahay hogaamiyaha dunida madaxa banaan [Free World] ama ay dabeecad ay ka tahay inuu sidaas uu sameeyo.

Halkaan ka eeg sawiradda Madaxweyne Obama oo lugaha ay u saaran yihiin Miiska

Comments

comments

Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: