Calendar

Madaxweyne shariif sheekh axmed oobarlamaanka ka codsaday in loo gargaaro dadka barakacayaasha ay abaartu sameysay.

shariif shiikh

Madaxweynaha dowlada kmg soomaaliya oo la hadlaayay barlamaanka soomaaliya ayaa ka cod Saday in dadka ka soo bara kacay gobalada dalka gar gaar loo fidiyo .

Sheikh shariif sheikh axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay in marka hore la dhamestiro Holaha amniga ay hada bilawga ah “waxaa haboon banaanyada wax yar aan ku siino ay waxba Ku soo kordhineyn dhanka nolashooda  ay ka haboonaalaheed in aan ka wada shaqeyno sidii dib Guryahooda ugu celi laheyn si halkaas wixii lugu siiyo ay waxbadan ugu qabato dhanka Nolashooda .

Dhanka kale madaxweyne shariif sheikh axmed ayaa soo hadal qaaday arimaha garsoorka isagow Sheegay in dabacsanaan ay ka jirto garsoorka is badalna ay ku sameyn donaan ha,adaha garsoorka Wxuu carabka ku adkeeyay hadii uu hagaago garsoorka uu dalka horumar ku talabsankaro Madaxweynaha ayaa balan qaaday iney wax badan ka badali donaan garsoorka.

Hadalkaan ayaa imaanaya xili garsoorka dhaliil badan loo jedinaayo waxaana ka mid ah inuu Dayacan hooshii uu shacabka iyo qaranka u haayay ee dhanka cadaalada ah.

xafiiska wararka bartamaha : muqdisho

Comments

comments

Category : Latest Somali News.
« »

Comment: