Calendar

Obama oo afkiisa isugu markhaati furay inuusan hagaajin karin Washington (VIDEO)

Tartanka Dorashada Maraykanka hadaad la socotaan maalmahaan waxaa ay ku foorartay Mitt romney oo khaladba midkuu ka qaab daran yahay jeebka kala soo baxayey. Laakiin Obama ayaa isgana markiisa afkiisa isku xiray oo wuxuu yiri “Washington gudaha hadaad uga jirto ma badali kartid” waana hadal khalad ah waayo wuxuu markhaati u furayaa in isagu uusan sixi karin waxa ka khaldan white house-ka.

Daawo Dhallinyaro ka xun sida ay wax u socdaan.

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured.
« »

Comment: