Calendar

VIDEO: Taksiile Soomaali-Maraykan ah oo Muslin ahaan Daanka looga jabiyey

 

Taksiile Soomaali-Maraykan ah, isla markaasna ka tirsanaa ciidamadii Maraykanka ee Ciraaq kasoo dagaalay ayaa sheegay in dhowaan mid ka mid macaamiisha uu feer uga jabiyey afka, ninkaas oo aad uga xanaaqsanaa qaraxyadii dhowaan Boston ka dhacay.

Maxamed Saalim ayaa maalintii Jimcaha ahayd ayaa ninkan uu waday uu aad ugala murmay falalkii Boston ka dhacay, Ninkan gacanta qaaday oo lagu magacaabo Ed Dahlberg oo reer Clifton, Virginia ah nasiib wanaagse wuxuu ka duubay wixii meesha ka dhacay maqal & muuqaalba.

Daawo:

Arrintan oo aad dalka Maraykanka looga hadlayo, Daawo waraysi CNN ay ka qaaday Maxamed.

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: