Calendar

Daawo Muuqaalkan hadaad Tiknoolajiyo jeceshahay

Had iyo goor waxaad ka aragtaa am aka daawataa Internetka muuqaalo gaagaaban (short films), qaar aad ka hesho sida loo sameeyey iyo kuwo aad is dhahdo ma waalnaayeen dadkii sameeyey iyo qaar aad ka yaxyaxdo. Laakiin muuqaalkan hoos ku jira ma ahan intaan soo sheegnay oo dhan.

Cilmi baarayaasha IBM ayaa sameeyey qaab ay ku dhaqdhaqaajin karaan ATOM-ka iyago hal hal Atom usoo qaadanaya.

Muuqaalkan oo loogu magacdaray  “A Boy and His Atom” si loo sameeyo muuqaalkan ayaa waxaa la weyneeyey halkii Atom 100,000,000 jeer.

Waa markii ugu horeeyey oo arrin noocaan oo kale ah la sameeyo, Cilmi baaristaanna waxay noqotay oo gashay Guinness World Records™.

Daawo:

Comments

comments

Category : Wararka Tiknoolajiga.
« »

Comment: