Calendar

Nin Airport-ka Sydney lagu joojiyey oo buuq sameeyey (VIDEO)

Ninkan Cabsan ayaa lagu weydiiyey suaalo inuu ka jawaabo laguna baaro garoonka dayuuradaha ee Sydney Australia, laakiin sida aad ka arki doontid wuxuu noqday mid cirka Ilaahay kasoo tuuray oo mixnad ku noqday askartii socdaalka Australia.

Dabeecadda uu Muujiyay ninkan ayaa ah mid reer baadiyenimo iyo Jaahilnimo ay ku dheehan tahay. Haddii lagu dhaho waa lagu baarayaa tan ugu fudud oo aad samayn karto waxay tahay in baaritaanka aad ka qeyb qaadato, si aad dhakhso meesha uga baxdo. Laakiin hadaad qeyliso adigoo Alcohol uu afkaaga kasoo urayo oo aad diyaarada qac kaga soo siisay waxa aad la kulanto adiga lee waaye.

Daawo:

Comments

comments

Category : Australia, VIDEOS, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.
« »

Comment: