Category Archives: Wararka Tiknoolajiga

Taliye kuxigeenkii Saldhiga booliska degmada Hodan oo saaka Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa saaka ku dilay nawaaxiga Tarabuunka Taliye xigeenkii saldhiga booliska degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Taliye kuxigeenkan oo lagu magacaabayay G/dhexe Shariif Aadan Maxamuud Seefle ayaa waxaa toogtay labo dhalinyaro bastoolado ku hubeysnaa, iyagoo ka qaatay bastoolad uu … read more »

Posted in Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Daawo Muuqaalkan hadaad Tiknoolajiyo jeceshahay

Had iyo goor waxaad ka aragtaa am aka daawataa Internetka muuqaalo gaagaaban (short films), qaar aad ka hesho sida loo sameeyey iyo kuwo aad is dhahdo ma waalnaayeen dadkii sameeyey iyo qaar aad ka yaxyaxdo. Laakiin muuqaalkan hoos ku jira … read more »

Posted in Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Surrounded by Somali Militants, American Jihadi Live-Tweets His Standoff

Omar Hammami’s enemies appear to be closing in on him. The most wanted American jihadi in Somalia survived a Thursday assassination attempt only to tweet today that his former allies in al-Qaida’s Somali affiliate are stepping up their efforts to … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Dhacdooyinkii ugu weynaa sanadka 2010 iyo sida Google looga baaray (VIDEO)

Dhacdooyinkii sanadka 2010 iyo sida dadku ay uga baareen Google ayaa waxaa si hagaagsan isugu soo dubariday Google, Videogan ayaa ku tusaya dhinac walba wixii ugu weynaa ee dhacay sanadka 2010 ha noqoto saliidii ku burqanaysay badda Gulf-ka Maraykanka, Daawo

Posted in Wararka Maanta, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Japan oo soo saaratay mashiin Rootiga aad gurigaaga ku samaysan karto (VIDEO)

Shirkadda SANYO ayaa soo saartay mashiin lagu sameeyo rootiga kaasoo aad ka samayn karto bariis ama bur caadi ah, isla mar ahaantaana deeqaya kushiinkaaga. Mashiinkan ayaa ah mid aad loogu riyaaqay dalka Japan oo bariisku uu ka yahay cuntada koowaad. … read more »

Posted in Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Does This Google Veterans Day Logo Look Muslim to You?

Google’s Veterans Day Logo Is Making Crazy People Crazy Google Doodle celebrates Veterans Day 2010. And for the first time ever (based on my memory), the search engine giant is under fire after accidentally forming a “crescent” below the American … read more »

Posted in Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Dagaalka Web Browsarada, Internet Explorer, Mozilla Firefox, Chrome, iyo Safari, Browsarkee ayaad ugu Jeceshahay

Waa kuwee Web Browsarada caalamka loogu isticmaalka badan yahay iyo aragtida isticmaalayaasha onlineka. Dagaalka Web Browsarada caalamka iyo qaab isticmaalka Soomaalida. Waa kee Web Browsarka ay ugu isticmmaalka badan yihiin xarumaha bixiya adeegga Internetka. Taariirkhda Web browsers iyo Internet Explorer … read more »

Posted in Featured, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Taleefanka Xaragada (Smartphones) keebaad ugu jeceshahay?

Bartamaha (Nairobi):- Caalamka waxaa harqiyay taleefanada xaragada ee loo yaqaano Smartphoneska, iyadoo loolanka shirkadaha ee taleenafada xaragadana ay isa soo tarayaan hadaba taleefankee ayaa ugu jeceshahay inaad qaadato. Waa kuwaan taleefanad loogu jecel yahay Mareykanka iyo caalamkaba iyo shirkadaha bixiya … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Bogga Isku Xirka Bulshada ee Facebook (Barnaamij)

Bar-kulan: Barnaamijka Soomaalida iyo Tiknoolajiyadda waa barnaamij todobaadle ah oo aad Bar-kulan ka dhageysan karto todobaad walba. Barnaamijkan waxaa loogu talo galay in lagu iftiimiyo is badbadelka tiknoolajiyada caalamka iyo ogaanshaha ummadda Soomaaliyeed ee ku aaddan horumarka culuumta tiknoolajiyadda. Waxaan … read more »

Posted in Featured, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

iPHONE 4 oo Shiinaha Gaaraya Bisha Soo Socota

Bartamaha (Shiinaha): Shirkadada ugu balaaran dhinaca isgaarsiinta dalka shiinaha ee lagu magacaabo China Unicom ayaa sheegtay iney qorshaynayso in naqshada cusub ee taleefanka gacanta ee iPHONE ay dalka shiinaha gaarsiin doonto doono bisha soo socota ee sanadkan sida lagu xaqiijiyay … read more »

Posted in Featured, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

Shirkadda Microsoft oo Ribix Wanaagsan Ka Heshay OS Windows 7

Shirkadda weyn ee hogaanka u haysa adeegayda Sofwareka iyo operating systemska lagu maareeyo kumbiyuutarada ee Microsoft ayaa sheegtay in faa’iido badan ay uga soo xarootay os Windows 7 oo ay shirkadi sii daysay sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2009ka. Shikradu … read more »

Posted in Featured, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment