Calendar

DAAWO XAAFADDA WARDHIIGLEY IYO MAANTA (VIDEO)

15 may DSC_1559 copyXaafadda Wardhiigley ayaa ka mid ah xaafadaha ugu caansan magaalada Xamar.

Xaafada Wardhiigley ayaa waxaa ku yaalay Hoyga Madaxweynaha (Villa Somalia), Xaaafadda Xamar Bile, Isbartiibada Qaranka, Suuqa caanka ah ee Siinaay Radio Muqdiho, iyo meelo kale oo caan ah.

Haddaba sidee ayay u ektahay xaafada Wardhiigley maanta.

Daawo sida ay Xaafadda Wardhiigley u egtahay Maanta

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: