Calendar

Deg–deg: Qarax qasaaro geystay oo kadhacay Dagmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaandir

Qaraxaan ayaa waxa uu ahaa mid gilgilay guud ahaan dagmada Xamarweyne iyo dagmooyinka ku teesan ayadoo qaraxa la sheegayo in uu geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawc.
Ilaa hada lama ogo qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi aydoona durbadiiba Booliska dagmada ay billaabeyn baaritaano ay ku baadi goobayaan dadkii kadanbeeye qaraxaas.
Haseyeeshee qaraxaasi iyo wixii kusoo kordho haduu ilaah yiraahdo dib ayaad ka aqrisan doonntaa……..

Webka caalamiga ah ee www.Bartamaha.com
Lasoco mar walba iyo meelkasta aad joogto www.bartamaha.com

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: