Calendar

Poly Styrene ma Soomaali ayay dhinac ka ahayd?

brit

Fanaanad caan ka ahayd dalka ingriiska Poly Styrene Marianne Elliot oo geeriyootay (waxay qabtay xanuunka Kansarka ah) ayaa waxaa lagu qoray wargeysyada inay dhinac ka tahay Soomaali. Waa arrin ku cusub dad badan oo Soomaali ah sida tifaftiraha Bartamaha oo kale, laakiin haddii aad nagu caawin kartaan in arrintani ay tahay mid aad horay u ogeydeen waad dhiiban kartaan fikirkiina.

Inkastoo hadaad sii fiiriso sawiradeeda aad is dhahayso aleylehe haweenaydaan dhiig Soomaali baa ku jira.

Eeg sawirkan, Waa gabarta dhexda ku jirta

Eeg sawirkan, Waa gabarta dhexda ku jirta

wargeysyada caalamka ayaa qoraya sidatan:

TNT Magazine Poly Styrene, a bi-racial feminist punk was born in Bromley, south-east London. The half-Somali singer ran away from home when she was 15 to hang out at music festivals.

MSNBC: Of British and Somali heritage, Styrene was born in 1957 in the London suburb of Bromley — a quiet corner backwater with a strong rock ‘n’ roll streak that was also the childhood home of David Bowie, Billy Idol and Siouxsie Sioux.

Comments

comments

Category : Madadaalo | Entertainment, Wararka Maanta.
« »

Comment: