Calendar

VIDEO: Sababta aan Filimaanta Naxdinta u Daawanno

Screen shot 2014-10-10 at 7.57.45 PMMaxaan inta qol mugdi ah isku soo xirno aan u daawanaa filimaan aad nooga nixinaya annagoo og?, Maxaa inaku sababa inaan madadaalo ka doonano filimaan habeenkii aan ka seexan weyno iyo maalmaha xigaba.

Filimaanta Horror-ka loo yaqaan ama Naxdin Naxdinta ayaa dadka caam ahaan ay aad u xiiseeyaan todobaad walbana mid cusub ayaa soo baxa, Haddaba muuqaalkan ayaa inoo sharaxaya.

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : VIDEOS.
« »

Comment: