read more »">
Calendar

Xaalada magaalooyinka Puntland oo daggan maalin kadib markii ay rabshaduhu dhaceen

Doorasho_Qardho_(3)Inta magaalooyinka waawayn ee Puntland ayaa shalay dab laqabadsiiyay sanaadiiqdii iyo waraqihii loogu talagalay dadku inay codkooda ka dhiiibtaan doorashooyinka golaha deegaanka.

Waxaana arrintani ay sababtay in meelaha qaar rabshadihii ay dad ku dhinteen dadna ku dhaawacmeen.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa shaqaaqooyinka kadib ku dhawaaqay in gabi ahaanba doorashadii dhici lahayd la hakiyay walow uusan shaacin xilliga kale ee loo ballamayo.

Faroole ayaa sheegay in xilligan uu ammaanku faraha ka baxay aysan dhici karina doorasho xor, sidaa darteedna ay go’aansadeen in dib loo dhigo.

Saraakiil kasocota qaramada midoobay oo booqatay Garoowe ayaa ka digay rabshadaha.

Waxaana maanta lasoo sheegayaa in magaalooyinkii rabshaduhu ka dhaceen ay dagganyihiin.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, Photos.
« »

Comment: