Calendar

Baarlamaanka oo diidmo ugu codeeyay sharciga Gardoon ee xukuumadu soo gudbisay

xildhibanada1Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta diiday hindise-sharciyeedka Gar-doon oo ay soo gudbisay wasaarada cadaalad, owqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya, iyadoo ay inta badan mudanayaashu u codeeyeen diidmada sharcigan.

Sharcigan ayaa waxay ka doodayeen xildhibaannada baarlamaanka labadii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo mudanayaasha qaarkood ay sheegeen inaysan garanayn macnaha dhabta ah ee sharcigan.

Guddoomiyaha guddiga cadaalada iyo garsoorka baarlamaanka Soomaaliya, Aadan Sadiiq ayaa intii aan sharcigan codka loo qaadin u akhriyay xubnaha baarlamaanka qodobbo ka mid ah sharcigan oo ay isbedel ku sameeyeen.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: