Calendar

Abdi Nageeye Nederlands kampioen cross

nageeyeWaxaa baryahayn dambe isa soo taraya guulaha u soo hooyo Orod-yahan Cabdi Nageeyeh oo dagan dalkan Nederland

Cabdi nageeyeh oo asal ahaan somaali ah kuna nool dalkan Holland tan iyo 1996  haatana haysta dhalasho Nederlandse (duch) ayaa si weyn uga muuqda Fagaaraha ciyaaraha Ahtletikada  (orordada  )

Waxaanu ku guulaystay sanadkii 2009 orodka nooca Crooska loo yaqaano iyo maasafadaha dhaadheer (lange afstand ) isla sanadkan waxaa u galay kaalinta labaad ee horyaalka holland

Nageeyeh oo 21 jir ah ayaa isla sanadkan galay horyaalka Holland  kaalinta (2) labaad tartan lagu qabtay magaalada Hellendoorn .waxaa halkaas kaga guulaysatay Wiil u dhashay marocco

Waxa u imika Abdi nageeyeh sheegay in uu isku diyaarinayo ciyaaraha olympikada ee sanadka 2012 ee London ka dhacaya

Abdi waan nin da’yar oo 21 jir ah waxaanay sheegeen dadka orodada yaqaana ama saadaaliya in noqon doono orod-yahan Weyn (absoluut toptalent )haddu sida u sii wado ciyaaraha

___

Dalmar Media

Comments

comments

Category : Diaspora, Wararka Maanta.
« Previous Post »

Comment: