Friday, May 1, 2015

All posts by "Staff"

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
P1010849

Shacab ku noolaa Deegaan Gubadley ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa Maalinimadii shalayto waxaa Guryahoodii Burburiyay Ciidamo ku libisan Dareeska Ciidamada Dowladda Federaalka Somaaliya kuwaa ay soo adeegsadeen dad kale uu ...
Faarax Maxamed Faarx Shirdoon

Wararka aanu ka heleyno Magaaladda Baghdad ee xarunta Dalka Ciraaq ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi lagu dilay wiil uu adeer u ahaa Ra’isul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane C.Faarx Shirdoon ...
dhuxulow

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo ka hadlayey maalinta Dhalinyarada Caalamka ee 12ka August ayaa ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu yiri “Dhalinyaradu waa ...
logo-somalia

Dowladda Federaalkla Soomaaliya ayaa waxaa qaladaadka ugu badan iyo Caqabadaha hortaagan waxa ay yihiin kuwo kaga imaada dhanka iyo sharciga dalka u yaalo kaa oo inta badan Dowladdu aysan u ...
ABDULLAHI DAYAX

Waxaa maalmihii ugu danbeeye shaqo la’aan xoogan ay kasoo yeereesay dhalinyarada Soomaaliyeed kuwaa oo ku nool Magaaladda muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya. Dhalinyaradaani ka cabaneyso shaqo la’aanta xoogan ayaa waxa ...
IDMAN

Maamulka Cisbitaalka IDMAN GENERAL HOSPITAL ayaa waxa ay maanta soo bandhigeyn Daawo tayo leh taa oo noqoneyso tii ugu horreysan ee Muqdisho la keeno. Dr.Maxamed Qaasim waxa uu kamid yaahay ...
BARTAMAHA

Kooxo hubaysan ayaa ayaa habeenkii xalay waxaa ay weerar hubaysan ku qaadeen Saldhiga Ciidanka Boliiska Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, Warar aan ka helnay degmada heliwaa ayaa sheegayya in kooxda ...
dilkii

Fagaaraha Iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa saaka waxaa lagu toogtay labo ruux oo loo haystay inay ka dambeeyeen dil Magaalada muqdisho loogu geystay Gabar Ardayad aheyd oo lagu magacaabi ...
xasan5

Wararka aanu ka heleyno Aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxa ay kuwaramayaan in Madaxda ugu sareyso Dalka ay soo kala dhexgashay cabsi xoogan oo dhanka Amaanka ah ka gadaal ...
Faarax Sheekh C.qaadir

War-saxaafadeed:–Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C.qaadir oo ka hadlay kulan ay soo qaban qaabiyeen wasaarada uu Madaxda u yahay iyo xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxa uu wax ...
C.Casiis

Gudoomiyaha Degmada C.Casiis ee Gobolka Banaadir Mudane C.Casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali  ayaa waxa uu maanta baaq u jeediyay Haweenka ku nool Degmadaasi. C.Casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali ayaa haweenka ugu baaqay ...
Q.N

Wafdigan ka socday Hey’adaha Qaramada Midoobey ayaa shalay tagay degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo dhowaan lagala wareegay Al-Shabaab, iyadoo degmada ay ka jirto qiimo koror ku yimid maciishada. ...
timthumb.php

Korneel Maxamed Aadan buule oo katirsan saraakiisha ciidamada dowlada  ee kusugan magaalada balad-xaawo ee gobolka gedo ayaa ku eedeyay hogaamiyaha maamulka KMG ee juba Axmed Madowe in uu kadan beeyay ...
tacsi

Waxaa Saakay Magaalada muqdisho Ku Geriyotay Fanaanada Caanka ee Xaawo Maxamed Yuusuf “Xaawo Jeesto” Allaha u naxariistee Fanaanada ayaa lasheegay in Ay ugeeriyootay Xanuunka Kansarka oo Kaga Dhacay Madax Iyadoona ...
bbbbb

Ciidamada Maamulka Gobolka Baay ee Dowladda Soomaaliya oo howlgallo kala duwan ka sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa soo Ogaaday halka laga soo qorsheeyay Weerar ...
ss

Afhayeenka Dhinaca howlgalada Xarakada Al-Shabaab Sheekh C/Casiis Abuu Muscab ayaa waxaa uu ka hadlay dagaal ay la galeen ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika Ee Amisom,waxaa uuna sheegay inay ...
xasan

Xilli Magaaladda Muqdisho ay Caasimada dalka Soomaaliya ay taagantahay Xaalada siyaasadeed oo aad u kacsan oo ay fureyn qaar kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayo Xog Culus ...
Al-shaab haah

Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Dahir Amiin Jeesow ayaa ugu baaqay Hey’adaha Ammaanka dowladda inay iska xil saaraan ammaanka Xildhibaanada Baarlamaanka. “Kuwii horay loo dilay Xildhibaanada iyo kuwo ...
banaadir state

Madaxweynaha Maamulka Banaadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamed C/laahi Dheere ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay kamid tahay in Dowladda Soomaaliya ay ku fashilantay hanaankii Maamul usameynta Gobalada ...
baar

Baarlamanka wadamada Carbeed ayaa dowladda Soomaaliya uga tacsiyeeyay dilkii muddo 24 saac gudahood loogu geystay magaalada Muqdisho. Wakaaladda wararka KUNNA ee dalka Kuwait kasoo baxda ayaa baahisay in Baarlamanka Carbeed ay ...

Sign In

Register

Reset Your Password

Email Newsletter

cccc