Samaynta maamullada cusub ee maxalliga ah oo tijaabo u ah xukuumadda Soomaaliya
W.Q Maajid Axmed oo Muqdisho jooga – Dadaallo ay waddo xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu samaynayo maamullo kumeel gaar ah oo ka hir gala qeybaha ka midka ah dalka ee dhowaan laga xoreeyay al-Shabaab ayaa waxaa ka hor imanaya iska caabinno ay wadaan odeyaasha qabaa’ilka maxalliga ah. Intii lagu jiray labadii toddobaad ee la More...
IGAD oo sheegtay in ay diyaar u tahay xalinta Jubooyinka
Xogyaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa ka hadlay kulankii shalay ay wada qaateen wafdigii uu hogaaminayay iyo Madaxda ugu sareysa Xukuumada Soomaaliya. Mudane Maxbuub Macalin ayaa shaaca ka qaaday More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...










