Category Archives: The Story

Three terrorism suspects arrested at Frankfurt airport

DW — Three German nationals have been arrested at Frankfurt airport upon returning from east Africa, according to media reports. The trio are suspected of belonging to the Somali militant group al-Shabab. A spokeswoman from the prosecutor’s office in Karlsruhe … read more »

Posted in The Story | Leave a comment

Qarax lala beegsaday xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya

Qaraxan oo la sheegay inay ku waxyoolloobeen qaar kamid ilaaladii xildhibaanada iyo dad rayid ah oo goobtaas ka agdhawaa ayaa ka dhacay xaafada Xamarwayne ee magaalada Muqdisho. Waxaana wararku ay sheegayaan inay ka badbaadeen weerarka labo xildhibaan oo ka tirsan … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Shir looga hadlayo ammaanka Puntland oo ka furmay magaalada Garoowe

Garoowe, Xarunta dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa maanta uu ka furmay shir looga hadlayo amniga gobolladaas xilli halkaas ay ka dhaceen rabshado keenay in la baajiyo doorashooyinka dawladaha hoose. Waxaana shirkan furay wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Dad ku eedaysan dilkii Sheekh C/qaadir Gacamey oo Maxkamadi xukumo ku riday

Maxkamadda maamulka Puntland ayaa mar kale xukunno dil ah ku ridday lix eedeysane oo afar ka mid ah ay ka maqan yihiin gacanta maamulka, halka labada kalena ay ku xiran yihiin xasbiga dhexe ee magaalada Garoowe. Dadkan oo  shalay la … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo kulamo kula leh Addis ababa saraakiil Itoobiyaan ah

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya  C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ku sugan magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa halkaa kulamo kula leh madaxda ugu saraysa dalkaas iyo Saraakiisha ciidamada wadanka Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in kulamo … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo oo la dhaawacay

Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa muujinaya in dhaawac uu soo gaaray Gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo. Maxamed Macalin Ibraahim ayaa waxaa rasaas ooda uga qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dawlada oo ku sugnaa goob suuqa laga dhisayo oo uu muran … read more »

Posted in Featured, First Look, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo oo qarax lagu weeraray

Waxaa ka dhacay magaalada Kismaayo qarax xooggan oo lala beegsaday ciidamo Kenyan ah oo marayay mid kamid ah xaafadaha magaalada. Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda V-afmadow, waxaana lala beegsaday kolonyo ciidamada AMISOM oo halkaasi maraysay. Daryanka qaraxan ayaa laga maqlayay … read more »

Posted in Featured, First Look, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

C/wali Cali Gaas oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Puntland

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa muujiyay inuu la dhacsanyahay go’aankii uu madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ku baajiyay doorashooyinkii dawladaha hoose kadib markii ay dhaceen rabshado uu dhiig ku daatay. “Go’aan wanaagsan ayuu qaatay, waanan ogahay inay ku cuslayd joojinta … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Life after al-Shabab in Mogadishu

  A year after the armed group al-Shabab was driven out of Somalia’s capital Mogadishu, life is returning to normal in the city. But the relative calm has presented a problem. Somali police, whose tactics during the two-decade-long civil war … read more »

Posted in Latest Somali News, The Story, VIDEOS | Leave a comment

Obama oo dib loo doortey + Sawiro

Madaxweynaha xillagan ee wadanka Mareykan-ka Barack Hussain Obama ayaa dib loogu doortey inuu sii hogaamiyo 4-ta sano ee soo socota. Obama ayaa helay ugu yaraan wax ka badan 303 codadka Electoral-ka kaas oo ka badan intii looga baahnaa oo 270 … read more »

Posted in Featured, Photos, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Leaving the Netherlands for Somalia

DAY 1 - Today is the day that I am returning to my country of origin after spending 18 years abroad. I am at Schiphol airport in the departure lounge with my husband and three children. On the one hand I’m … read more »

Posted in Diaspora, Latest Somali News, Maqaallo / Articles, The Story | Leave a comment

Somalia: Road to Nowhere

In the last two months, it was estimated that over 30,000 Somali babies died by hunger and diseases in the Dabaab refugee camp in Kenya. Through the News media from all over the world, we witnessed Somali mothers burying their … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story, World News | Leave a comment

Global Somali Response Update 2: In Liboi Kenya Monday 8:30am

Liboi town: 8.30 am, Monday 18th July 2011. The waiting is so intense, it’s as if we are waiting to start waiting. We sit in the car at Arif Centre, by a structure that reads: Peponi Hotel- For Quick Snacks. … read more »

Posted in Diaspora, Featured, First Look, HELP - CAAWI, KENYA, REPORTS, The Story, Warar Kale [ Other News ] | Leave a comment

Madaxweynaha maamul goboleed Jubba Raas oo ku baaqay in gargaar lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen

Nairobi,Kenya – Iyadoo ay isa soo tarayaan baaqyada lagu dalbanayo in gargaar loo fidiyo dadka ay abaartu ku dhufatay ayaa madaxweynaha maamul goboleedka Jubba Raas uu ugu baaqay hay’adaha gargaarka inay dadajiyaan kaalmada bini’aadannimo ee ay u fidinayaan dadka tabaalaysan. … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Gargaarka Abaaraha Soomaaliya, U Gargaar dadka Dhibaateysan (Daawo)

Soomaaliya waxaa ka jiro abaaro aad u ba’an haddii aad dooneeneysid in aad caawiso dadka ku dhibaateysan Xeryaha Qaxootiga ee Dhabaab ugu hagaaji ama la xariiri. DahabShiil/Qaran Express Ama Xawaaladii kuu dhowMohamed Hassan’ (+254 739584875) or Ahmed Farah (+254 700119251) … read more »

Posted in Featured, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Shir ay dalka Malaysia ku yeesheen Dowladdaha dalalka Malaysia iyo Koofur Kuuriye oo arday Soomaali ah lagu casumay

Bartamaha (Kuala Lumpur-Malaysia):-Kullan waayadanba u socday Dowladaha dalalka Malaysia iyo Koonfurta Kuuriya loogana hadlayay Nabadda iyo Wadda Noolaanshaha ayaa lagu soo gababageeyay dalka magaaladda Putrajaya ee Dalka Malaysia, Kullanka Shirkan oo Soconayay mudo Sadax Maalin ah ayaa gabagabadii Kullanka lagu … read more »

Posted in Featured, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Fanaanadda Saado Cali oo booqatay Xeryaha Qaxootiga Kenya (Daawo)

Posted in Featured, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Yusuf Indha Cadde oo ka hadlay Banaanbaxyadda Magaaladda Muqdisho ka socda..

Jen, Yuusuf Siyaad Indha Cadde ayaa ku tilmaamay banaan baxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho kuwo la soo abaabulay, isagoo sheegay in dhaqaalo fara badan lagu bixiyay, isla markaana looga gol lahaa in lagu bur buriyo Heshiiskii Kampala. Mar uu ka … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | 1 Comment

Kooxda Qeylo dhaan ayaa soo saartey hees cusub oo la yiraahdo (SOOMAALIYA WAA IIB)

Kooxda Qeylodhaan oo ku caana inay markasto wax ka tiraahdo marxaalada dalka Soomaaliya uu marayo islamarkaana ku cabirta dareenka shacabka heeso lagu muujinayo ayaa soo saartey mar kale hees cusub oo magaceeda oo la yiraahdo ‘’SOOMAALIYA WAA IIB’’. Dad badan … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story | 1 Comment

How to tackle piracy and keep the Gulf of Aden safe

Many of us may have heard of the Somali pirates, but what most people aren’t aware of is what drives these men to piracy in the first place. For several years Somalia’s coast line has been used as a nuclear … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story | Leave a comment