IGAD oo sheegtay in ay diyaar u tahay xalinta Jubooyinka
Xogyaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa ka hadlay kulankii shalay ay wada qaateen wafdigii uu hogaaminayay iyo Madaxda ugu sareysa Xukuumada Soomaaliya. Mudane Maxbuub Macalin ayaa shaaca ka qaaday in si wanaagsan ay u soo dhamaadeen kulamadii ay la yeesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isul wasaare cabdi faarax, wuxuuna ku tilmaamay More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...
Duqa Magaala Toronto oo laga duubay Video isagoo Cocaine cabaya iyo Soomaalida duubtay oo iib ku doonaysa
Magaalada Toronto ayaa waxaa labadaan maalmood kaliya laga sheekaysanayaa muuqaalka laga duubay duqooda magaalada Toronto Rob Ford oo cabaya maandooriyaha Crack Cocaine. Waxaana arrintan xiise badan na geliyey More...










