DF iyo Maamulka Puntland oo wada hadlay [SAWIRO]
Madaxweynaha dowladda federalka iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa tagay magalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Wafdiga Xasan Sheekh waxa ay wada hadalo la leehyihiin madaxda maamul goboleedka Puntland oo ka wada hadlayaan xiriirka labada dhinac iyo sidii dhaqan galinta federalka ay u suura gali lahedeen. La taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...
Duqa Magaala Toronto oo laga duubay Video isagoo Cocaine cabaya iyo Soomaalida duubtay oo iib ku doonaysa
Magaalada Toronto ayaa waxaa labadaan maalmood kaliya laga sheekaysanayaa muuqaalka laga duubay duqooda magaalada Toronto Rob Ford oo cabaya maandooriyaha Crack Cocaine. Waxaana arrintan xiise badan na geliyey More...










